U bood dhigaalka

Qarax Ka Dhacay Gudaha Xabsiga Dhexe, Taliye La Hadlay Goobjoog

Sheeko:Dalka

Qof ismiidaamiyay ayaa goordhaw qarax ka geystan gudaha masjid ku yaallo xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, sidaa waxaa Goobjoog News u xaqiijiyay Taliye ku xigeenka ciidamama Asluubta General Afrax.

Taliyaha oo xilli buuq ah la hadlay Goobjoog News waxaa uu intaa ku daray in qofka qaraxa geystay oo da’ ahaan jiro 20 jir, wixii faah-faahin ahna ay dib ka soo sheegi doonaan.

Wararkan kala soco, Goobjoog News