U bood dhigaalka

Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre oo 3 Wasiir Shaqada Ka Ceyriyay , 3 kalana magacaabay

Sheeko:Dalka

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa uu shaqada ka ceyriyay wasiirrada kala ah :

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga calamiga Yusuf Garaad,, Wasiirka warshadaha iyo ganacsig Khadra Axmed Ducaale, iyo wasiirka arrimaha gudaha federalism-ka Cabdi Farah Saciid“Juxa

Wasiirrada cusub ee booskooda la magacaabay waxaa ay kala yihiin:

Wasiirka cusub ee arrim aga dibadda Amb Axmed Isse Awad, , wasiirka cusub ee ganacsiga iyo warshadaha Mohamed Cabdi Hayir Mareye, iyo wasiirka cusub ee arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Mohamed Sabriye