U bood dhigaalka

Shirkadda Google waxay soo saari Doontaa Sanadkan Bilowgiisa saacdo Smart ah

Shirkadda Google ayaa isku diyaarineyso iney soo saarto labo saacadooda oo smart ah inta lagu gudo jiro bilowga sanadka cusub ee 2017.

Saacadahaan cusub ayaa waxaa la shaqeyn doonaan habka casriga ah iyo jiilka hadda jira sida andoridka waana saacadihii ugu horreyey ee dinida oo nuucaan oo kale ah ayey noqonayaan haddey soo saartoshirkadda Google.

Shirkadaha dhanka tiknooloojiyadda ayaa waxay ku jiraan tartan dhanka wax soo saarka ah.

Google waa shirkad looga bartay adeegga baaritaanka, Muuqaalka, haatan waxaa ay ku soo biirtay tartanka gaadiidka iyo saacadaha, la ogaan doonee halka ay ku dambeyso.

Goobjoog News