U bood dhigaalka

8-da Adeeg Oo Loogu Iibsiga Badan Yahay Caalamka

Iphone: Muddo 9 sano gudahood, Iphone waxaa ay noqotay shirkadda ugu hadalheynta badan adduunka

Harry Potter: waa  novels uu qoray qoraa Ingiriis ah oo lagu magacaabo J. K. Rowling, intii u dhaxeysay 1997-2007.

Mareykanka kaliya waxaa la iibsaday in ka badan 12 Milyan oo Nuqul, 9 sano kadib waxaa la iibsaday in ka badan 450 Milyan sanadkan 2016-ka.

Sony play station: Markii la soo saaray 1994-tii ilaa sanadka 2013-kii waxaa la iibsaday in ka badan 390 Milyan.

Le cube Rubik: waxaa la ikhtiraacay 1947dii, waxaa uu suuqa soo galay 1977dii, 350 Milyan ayaa la iibsaday.Waxaa markii hore la dhihi jiray midkii sixirka ahaa

 Game Boy Advance often shortened to GB, Waa video game ay soo saartay Jabaan, waxaa farsameeyay  Nintendo, waxaa la soo saaray April 21, 1989, shirkadda farsameesay waxaa la aasaasay 1889kii, 100 sano waxka yaar, waxaa la iibiyay 118 Milyan oo nuqul.

Walkman Waa sameecado, bishii ugu horeysay ee Walkman suuqa soo gasho, waxaa ay ka mid noqotay adeeggii ugu fiicanaa ee shirkadda Sony abid sooo saarto.

Shirkadan waxaa la aasaasay 1997kii, 30 sano gudahood waxaa ay iibisay 270 Milyan oo nuqul.

Michael Jackson’s “Thriller” , waa Albumkii 6aad ee fanaanka M. Jackson, waxaa uu soo baxay 1982dii, Albumkan waxaa la iibsaday ilaa 65 Milyan oo cajalad, 30 Milyan ka mid ah Mareykanka gudaheed.