U bood dhigaalka

Suuriya: 45Qof Oo Ku Dhimaty Duqeymaha Diyaaradaha Isbaheysiga

Sheeko:Dalka

45 qof ayaa ku dhimatay duqeymo ay ka geysteen diyaaradaha isbaheysiga caalamiga oo uu hogaaminayo Mareykanka Magaalada Riqah ee waqooyiga Suuriya.

Duqeyntaan ayaa waxay ku soo beegmeysaa xilli ay sheegtay qaramada midoobay in lala beegsado dadka rayidka eek u sugan magaalada Riqah.

Afhayeen u hadlay hay’adda qaramada midoobay oo lagu magacaabo Farxaan ayaa sheegay in dhammaan dhinacyada isku haya Riqah ay ilaaliyaan dadka shacabka ah iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Goobjoog News