U bood dhigaalka

Tarsan Oo Xil Looga Magacaabay Xafiiska Madaxweynaha

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu la taliye sare dhanka siyaasadda xafiiska madaxweynaha wuxuu u magacaabay Maxamuud Axmed Nuur Tasan.

Digreeto  kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maanta oo Arbaco ah ayaa xilkaan loogu magacaabay mudane Tarsan.

Tarsan ayaa horey u ahaa guddoomiyahii iyo duqa Muqdisho, wuxuu sidoo  kale kamid ah musharraxiintii madaxweyne doorashadii sanadkaan dalka ka dhacday.

Goobjoog News