U bood dhigaalka

Turkiga Oo Isbitaallo Ka Hirgeliyay Meelo Badan Oo Afrika Ah

Sheeko:Dalka

Sida ay sheegeyso wakaaladda TIKA,  dalka Turkiga ayaa xarumo caafimaad ka furay meelo badan oo wadamada Afrika ah,

Wadamadaas ayaa waxaa ka mid ah: Soomaaliya, Suudaan iyo dalka Libyan halkaas oo dad badan ay ku daweeyeen, in ka badan 400,000 oo rayid ah ayaa ka faa’ideystay.

Isbitaallada Turkiga ee Soomaaliya sanadkii hore 2015-ka waxaa lagu daweeyay 67,000, taasi oo qeyb ka ah mashaariicda ay ka fuliyaan Soomaaliya.

Goobjoog News