U bood dhigaalka

Xidhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Loo Qeybin Doono Qorshe Howleedka Guddiyada Golahaasi

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxay leeyihiin kulankoodii caadiga ahaa,  iyadoo Hal ajende looga hadli doono kulankaan.

Waxaa xildhibaannada loo qeybin doonaa, lagana hor akhrin doonaa qorshe howleedka guddiyada golaha shacabka.

15-ka guddi ee golaha shacabka ayaa mid walbao wuxuu soo dhameystiray qorshe howleedkiisa, waxaana maanta si dhammeystiran loo akhrin doonaa guddi walbo iyo qorshihiisa.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Insha Allah.

Goobjoog News