U bood dhigaalka

Yemen: 9 Qof Oo Hal Qoys Ka Tirsan Ayey Duqeyn Ku Dileen Isbaheysiga Sacuudiga

Sheeko:Dalka

Ugu yaraan 9 qof oo hal qoys ka tirsan 3 haween iyo 6 caruur ah ayaa ku dhimatay duqeyn ay dalka Yemen ka fuliyeen xoogagga isbaheysiga carbeed ee uu hogaaminayo Sacuudiga, duqeynta ayaa ka dhacday goblka Sacdah ee waqooyiga Yeman.

Sidoo kale duqeymaha ay geysteen  isbaheysiga ayaa waxaa sidoo kale ka dhashay dhaawacyo, xilli ciidamada dowladda Yeman iyo kooxaha iska caabinta ay horumarro ka sameynayaan furimaha dagaalka.

Inta badan duqeymaha ay geystaan isbaheysiga carbeed oo uu hogaaminayo Sacuudiga ayaa waxyeellada ugu badan waxay ka soo gaartaa dadka shacabka ah.

Goobjoog News,