Ra’isul Wasaare Cumar Cabdirashid, Wasiirka arrimaha gudaha Odowaa, Xildhibaano iyo Cabdiraxman Cabdishakur xubno UNSOM ka socda iyo Jeneral Gabre oo Itoobiya ah ayaa ayaa goor dhaw u gudbay magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudud, si ay ula kulmaan madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed