Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa maanta ka kacay nawaaxiga Isgoyska Banaadir, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada aada Isbitaalka Digfeer, dabkaan ayaa ka kacay makiinad ku shaqeysa Oksajiin, taasi oo lagu bisleeyo Hilibka Digaagga.