Kulan looga hadlay “Gurmad iyo Gargaar” oo Muqdishu lagu qabtay.
Kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin dhowr ah oo ka kala socday dowladda Federaalka, Hay’adda culimada Soomaaliyeed, Hay’adda Qaxootiga Qaranka, Bulshada Rayidka, Haweenka Qaranka, Ganacsato, Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Magaalada Cadan iyo maamulka Goobjoog News