U bood dhigaalka

11 Suxufi Oo Lagu Xiray Somaliland Afartii Bil Ee La Soo Dhaafay

Sheeko:Dalka

Sida ay khamiistii sheegtay hey’adda xuquuqul insaanka u qaabilsan Somaliland illaa 11 Suxufi ayaa lagu xiray maamulkaas 4tii bil ee  lasoo dhaafay.

Saxafiyiintaa waxaa LA sheegayaa in 7 ka mid ah lagu xiray Hargeisa halka min hal  Saxafi lagu xiray Sool, Sanaag, Togdheer iyo Awdal.

Somaliland waxaa aad loogu caburiyaa xuritadda hadalka, waxaa Ku xiran sidoo kale Saxafiyiin lagu eedeeyay Somaliweynimo.

Goobjoog News.