Deegaanka Qorilley ee gobalka Sool, waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya beello halkaasi wada degan, kaas oo dib u billawday maalintii shalay ahayd, waxaana dagaalkaan la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen 3 ruux, tiro kalena dhaawac ayaa soo gaaray
11:04 AM
previous post