Doon siday 1000 qof oo Qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa soo gaartay Boosaaso.
Doontan ayaa qeyb ka ah dhowr doon oo soo gaartay magaalada Boosaaso tan iyo April 1, 2015-kii.
Qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo baxsaday dagaalka Yemen ayaa si iskood ah usoo gaaray Magaalooyinka Berbera iyo Boosaaso