U bood dhigaalka

Guddoomiye Taqal “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ha Soo Dhaafo Muqdisho”

Sheeko:War

Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland Axmed Faarax Taqal (Tim-jilac) ayaa sheegay in madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya laga doonayo in ay is badal ay sameeyeen horomarna gaarsiiyeen guud ahaan Wadanka oo dhan