U bood dhigaalka

Daafaca Xulka Soomaaliya Maxamuud Cali Maxamuud Ayaa Ku Biiray Koox Ka Dhisan England

Sheeko:Cayaaraha

Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa hambalyo u diray kabtanka Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Cali oo ku biiray koox ka dhisan horyaalka Wadanka UK.

Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Waraysi Dhinac Skyp-ka Uu Falanqeeye Geedow Siiyay Goobjoog