Mudanayaasha baarlamaanka Jubbaland ayaa maanta diiday in waqti lagu daro doorashada Jubbaland, Xildhibaanada codeeyay tiro ahaan ayaa gaarayay 57 mudane,waxaana dalabka Axmed Madoobe kasoo hor jeestay 55 xildhibaan, halka Labada kale ay codsigiisa taageereen.
12:00 PM
previous post