Dhageyso: Khudbadda MW Hore Xasan Sheekh Oo Loo Doortay Isbahaysiga UPD Sheeko:Dalka Guddoomiyaha cusub ee xisbigani heysta aqlabiyadda baarlamaanka federaalka Soomaaliya, madaxweynihii siddeedaad ee dalkani mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay madasha ayaa sheegay in Alle uu ka baryayo in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Gollaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Xilkii Laga Qaaday Guddoomiyihii gollaha dhexe ee xisbiga talada haya ee Somaliland mudane Jaamac Ismaaciil Cige(Shabeel) ayaa maanta xilkii iyo xubinimadii xisbigaba laga xayuubiyay, kaddib kulan ka dhacay magaalada Hargaysa. Fadhiga ay gollaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Dowladda Jubbaland oo Xukuumadda Federaalka Ku Eedeeysay Inay Ku Mashquulsan Tahay Facebook-ga Wasiirka Amniga dowladda Jubbaland Cabdirashiid Cabdinuur Janan ayaa ku eedeeyay xukuumadda federaalka ah in ayaan waxba kala socon xaaladda ammaan ee ay ku sugan tahay Soomaaliya. Cabdirashiid Janan ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh Oo Guddoomiye KMG u Noqday Xisbi Heysta Aqlabiyadda Baarlamaanka Federaalka ah Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dhisay xisbiga Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda (UPD) oo ah xisbi ay ku mideysan yihiin in ka badan 80 xildhibaan oo labada aqal ee baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka oo garabsanaya kuwa AMISOM ay la waregeen deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan. Ciidamadan oo shalay ka baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Beello Lagu Heshiisiiyey Sh/hoose Maamulka deegaanka Lafoole ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in heshiis ay kala dhex dhigeen beello walaalo ah oo horey u dagaallamay. Mukhtaar Nuur Geesey oo ah madaxa arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhacay Muqdisho Shacab u badan Kalluumeysato ayaa maanta waxa ay dibadbax ka dhigeen degmada C/casiis illaa taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Dadkan ayaa ka cabanayey sida ay sheegeen Kawaankii Malayga degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Racep Tayip Erdogan Oo Rasmi Loo Furay Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Racep Tayip Erdogan oo furneyd tan iyo 2016-kii, isla markaana ay dhigtaan 270 arday ayaa maanta si rasmi ah loo furay. Xafladda furitaanka oo hadda ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad: Al-shabaab iyo Al-qaa’ida Ma Hayaan Fikrado Soo Jiita Dadka Wasiirka arrimaha Dibedda Somalia Axmed Ciise Cawad oo sabtidii ka hadlay kulanka sanadlaha ah ee jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin argixisada, horumarrada jira, AMISOM, sidii Soomaaliya looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barakacayaal Ku Sugan Dayniile Oo Cabanaya Barakacayaal ku sugan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah, waxaana ay sheegeen iney u baahan yihiin gurmad bini’aadannimo. Qaar ka mid ah…