Dhageyso: Shariif Xasan Oo La Kulmay Wakiillada UN Iyo AU Ee Soomaaliya Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan arrimo badan looga hadlay kula yeeshay madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabageed Oo Shaqadii Ka Joojiyey Duqa B/weyne Iyo Mas’uuliyiin Kale Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shaqadii looga joojiyey duqa B/weyne Cali C/qaadir Faarax iyo mas’uuliyiin kale. Xubnaha kale ee shaqada laga joojiyey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deg-deg: Golaha Dowlad Goboleedyada Oo Aqalka Sare Ka Dalbaday Inay Dhexdhexaadiyaan Iyaga Iyo Dowladda Dhexe Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada(GIDG) oo maanta ka soo jawaabay dalabkii aqalka sare ee ahaa inay soo magacaabaan wasiirro arrimaha khilaafka jira kala hadlo dowladda federaalka aha ayaa sheegay inay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deg-deg: Aqalka Sare Oo Ansixiyey Sharciga Kheyraadka Biyaha iyo Hey’adda Maareynta Biyaha Senatorada golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa goordhow ansixiyey sharciga kheyraadka biyaha iyo hey’adda maareynta biyaha qaranka. Weriyaha Goobkoog News ee aqalka sare ayaa soo sheegay in kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Soomaaliya Waa Dalka Ugu Maamulka Xun Qaaradda Afrika, Daraasad Soomaaliya ayaa gashay kaalinta ugu dambeysa ee dalka 54aad ee qiyaas dowlad wanaagga ee loo sameeyey qaaradda Afrika, sidaasi waxaa lagu sheegay cilmi-baarista Mo Ibrahim 2018 Index of African Governance.…
3 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Caqabadaha Ku Gadaamman Xisbiyada ee Sharciga Doorashooyinka 2020 Xisbiyada curdunka ah ee dalka ka billowday waxaa saaran culeysyo fara badan oo dhan kasta ah, marka laga eego qibrad-yarida nidaamka axsaabta ee guud ahaan dalka kajirta, caqabadaha xilligan ay…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Qurbajoogta Soomaaliyeed Ayaa Ka Amba Baxday Muqdisho,Iyagoo Fariin Wanaagsan Qaaday Magaalada Muqdisho waxaa ka amba baxay kooxda qurbajoogta Soomaaliyeed oo labadii tobaad lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho ka samaysay caasimada waxayna la ciyaareyn kooxaha kala ah Elman,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Hiiraan Oo Wax Ka Qabanaya Burburka Waddooyinka B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney wax ka qaban doonaan burburka waddooyinka magaalada B/weyne, kadib roobab xooggan oo ka da’ay magaaladaasi. Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo ah guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Cabdi Cali “DFS Haka Shaqeyso Midnimada K/galbeed” (Dhageyso) Suldaan Cabdi Cali oo ka mid ah waxgaradka K/galbeed, gaar ahaan kasoo jeeda gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay iney ka shaqeyso midnimada shacabka K/galbeed. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Al-shabaab Oo Lagala Wareegay Deegaanka Deynuunaay, Baay Ciidanka xoogga dalka, kuwa K/galbeed iyo ciidanka Itoobiya ayaa dib ula wareegay deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay, halkaasi oo Todobaad kahor qabsadeen Al-shabaab. Ciidamadan oo aad u badan ayaa howlgal…