Dhageyso: Warbixin La Xiriirta Musuqa Somalia Oo Loo Gudbiyay Baarlamaanka Yurub Sheeko:Amniga Ururka bulshada Soomaaliyeed ee Yurub(European Somali Assosiation) ayaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 01-Oct-2018 warbixin ku saabsan la dagaallanka musuqmaasuqa u gudbiyeen baarlamaanka reer Yurub. Warbixinta ayaa lagu sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Duqeyn Ka Dhacday Hiiraan Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay ka dhacday duqeyn diyaaradeed. Maanta ayay ahayd markii dagaal u dhaxeeya ciidamada AMISOM(Jabuuti iyo Itoobiya) iyo ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuxul Laga Dhoofiyay Soomaaliya Oo Gaartay Dalka Ciraaq Markabka oo sida shixnad dhuxul ah ayaa ka baxey deked ku taalla Koonfurta Soomaaliya iyada oo uu ku xirtey dekad ku taala dalka Ciraaq, sida laga soo xigtey Safiirka Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wax Ka Ogow Hindise Sharciyeedka Nidaamiya Naqshadeynta Magaalooyinka iyo Maamulka Dhulka Kulanka 9aad kalfadhiga 4aad ee golaha shacabka oo maanta ay soo xaadireen 168 Xildhibaan ayaa la sii wadey dooddii xeer-hoosaadka golaha, waxaa kale oo maanta la qeybiyey hindise sharciyeedka nidaamiya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Goofgaduud Buurey Oo Ka Warbixiyey Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyey dagaal ay saakay deegaankaasi ku qabsadeen Al-shabaab. Xasan Biyow Isaaq oo ah guddoomiyaha deegaankan ayaa sheegay in Al-shabaab ay gubeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Al-shabaab Iyo Dadka Deegaanka Aadan Yabaal Oo Dagaallamay Dagaal u dhaxeeyey Al-shabaab iyo dadka deegaanka Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka dhacay deegaankaasi iyo sidoo kale deegaanno ku dhow. Wararku waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Khasaarihii Ka Dhashay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Labo qof oo shacab ah ayaa ku geeriyootey Afar Kalena dhaawac ayaa kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Qarax Lala eegtay Kolonyo Ciidamo Talyaani Ah Qarax weyn ayaa goor dhow waxaa uu ka dhacaya agagaarka wasaaradda gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Weriyaha Goobjoog News ayaa soo sheegay in qaraxa lala eegtay gawaarida gaashaaman ee ciidamada Talyaaniga.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Eritrea Iyo Soomaaliya Oo Dalbaday In Cunaqabateynta Hubka Laga Qaado, Yaa Diidan?! Wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Cusmaan Maxamed Saalax ayaa ku eedeeyey dalal ku jira golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey in aaney dooneyn in cunuqabateynta laga qaado dalkiisa kadib heshiiska ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wariyeyaasha Cadaado Oo Cambareeyey Xarigga Wariye Tooxow Wariyeyaasha ku sugan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa cambaareeyey xukun ay shalay maxkamad ku taalla Dhuusamareeb ku riddey wariye C/weli Tooxow. Waxa ay sheegeen wariyeyaashan in ay ka xun…