Garoonka Aden Cadde: Shaqaalaha Qeybta Hagista Diyaaradaha Oo Shaqo Joojin Sameeyey Sheeko:Dalka Waxaa maanta shaqo joojin sameeyey shaqaalaha qeybta hagista diyaaradaha ee garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho. Shaqo joojintan ayaa ka billaabatay khilaaf muddo dheer soo jiitamayay oo u dhexeeyay shirkad… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Oo Ka Qeyb-galaya Kulanka Golaha Shacabka Waxaa maanta kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ka qeyb galaya guddoomiyaha KMG ah ee xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Xasan Sheekh Maxamud. Mudane Xasan Sheekh Maxamud waa madaxweynihii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Taageeraya Shacabka La Dagaallamaya Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay taageero buuxdo siinayaan shacabka billaabay iney la dagaallamaan Xarakada Al-shabaab. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi (Indho-qarshe) ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka Ee BFS? Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in kulan ay magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, iyadoo maanta looga hadlayo sii wadista ka doodista heer-hoosaadka golaha shacabka. Xildhibaannada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Qaramada Midoobey: Soomaaliya Oo Saxiixdey Qaraar Muhiim u Ah Naafada Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf ayaa talaadadii xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York ku saxiixday qaraarka Qaramada Midoobey ee dhowrista Xuquuqda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Duqeyn Ka Dhacday Shabellaha Dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay xalay saq dhexe diyaarado dagaal ka fuliyeen deegaanka Basra ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka ay heshay Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Weerar Cirka Ah Ku Dilay 9 Ka Tirsan Al-shabaab Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay inay qaadeen weerar cirka ah oo ka dhan ah Al-shabaab, isla markaana ay dileen ilaa 9 ka tirsan kooxda. Weerarka ayaa jawaab u ahaa mid ay…