Sawirro: Muxuu Ka Hadlay Xasan Sheekh, Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka? Sheeko:Baarlamaanka Waxaa maanta Muqdisho lagu daahfuray xisbiga midowga nabadda iyo horumarka, waa xisbi qaran oo ay ku bahoobeen in ka badan 80 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Daahfurka “UPD” Oo Ah Xisbi Ay Ku Bahoobeen Siyaasiyiin iyo Xildhibaannaddii ugu Badnaa BFS Waxaa maanta Muqdisho lagu daahfuray xisbiga midowga nabadda iyo horumarka, waa xisbi qaran oo ay ku bahoobeen in ka badan 80 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mucaaridka iyo Muxaafidka oo ku Kala Fog Doorashada Baarlamaanka Sida uu qorshuhu yahay Somaliland waxaa ka dhacaysa sannadka soo socda ee 2019ka doorashada baarlamaanka iyo degaanka taasi oo ku muddaysan 27ka bisha March. Hase ahaatee qabsoomidda doorashooyinkan oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Nabad Sugidda Oo Maalintii Labaad Ku Xiran B/weyne Saldhigga magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku xiran saraakiil ka tirsan Nabad sugidda, waxaana ammarka lagu xirey bixiyey guddoomiyaha cusub ee gobolkaasi Yuusuf Dabageed. Saraakiishan xiran ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hirshabelle: Dowladda Dhexe Waxaan Isla Garannay Howlgal Qorsheysan Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in dowladda dhexe ay aqbashay in maamulkaasi laga caawiyo dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab iyo in la furo waddooyinka u xiran ururkaasi. Cali C/laahi Guudlaawe oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baay: Al-shabaab Oo Lagala Wareegay Goofgaduud Buurey Ciidanka xoogga dalka oo garab ka helaya kuwa maamulka K/galbeed ayaa waxa ay u suurtagashay iney la wareegaan deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay. Deegaankan waxaa maalin kahor qabsaday dagaalyahannada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Wada Sh/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose saakay oo Khamiis ah, ayaa waxay sheegayaan in ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya howlgallo ballaaran ka wadaan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose iyo deegaanno …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Ka Hadlay Qoraalkii Aqalka Sare Kasoo Saaray Galmudug Golaha iskaashiga dowla dowlad goboleedyada ayaa soo saaray qoraal ay kaga hadlayaan qoraal uu dhowaan aqalka sare kasoo saaray khilaafka ka taagan Galmudug. Goluhu wuxuu sheegay inuu aad uga xun…