Duqa Muqdisho oo Mamnuucay in Dekadda Muqdisho Laga Soo Dejiyo Mooto Bajaaj Sheeko:Dalka Wareegto uu soo saaray Guddoomiyaha mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa lagu mamnuucay in dekadda Muqdisho laga soo dejiyo mooto Bajaaj cusub. Guddoomiye Yariisow ayaa sidoo kale Mamnuuucay in waddooyinka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: 185 Leyli Sarkaal Oo Ka Qalin Jabiyey Dugsiga Tababarka Turkisom 185 Leyli Sarkaal oo Soomaali ah ayaa maanta tababar Ciidan loogu soo gabagabeeyey Saldhigga Turkiga ee Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Cali Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobow “Al-shabaab Waan Ka Tirtiraa K/galbeed” Musharrax madaxweyne K/galbeed, Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maanta la kulmay xildhibaannada K/galbeed iyo sidoo kale waxgaradka maamulkaasi ayaa ka hadlay arrimo badan. Inkastoo uusan soo hadal qaadin go’aankii wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Bilowdey Dhoofsashada Sagaarada Soomaaliya Dowladda Qatar oo loo sii marinayo safaaraddeeda Soomaaliya ayaa loo ogolaaday inay dalkeeda u dhoofsato duurjoogta nooceedu yahay Sagaaro gaaraya (14 Sagaaro), sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shamsa Shumey Oo Ku Geeriyootey Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyootey Shamsa Xuseen Shumey oo ka mid ahayd fanaaniinta ugu caansan dalka. Shamso ayaa ka tirsaneyd fanaaniinta hobollada Waaberi, waxaana la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalbi Dhagax “Waan Dacweyn Karay Labo Ama Saddex Shaqsi Oo Xukunka Haya” C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa magaalada Gaalkacyo ka sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo baarlamaanka federaalka dartiis u daayay dacwad uu ka gudbin lahaa shaqsiyaad uu sheegay in isaga ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Ka Cabanaya Amni Darro Ganacsatada suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in amniga suuqaasi uu sii xumanayo. Waxa ay sheegeen in aanay shaqeysan karin gelinka dambe, maadaama dadka kala hoyaadayaan, ragga wax dhacana…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dhageyso: Cudurro Ka Dillaacay Gobolka Gedo Masuuliyiinta deegaanka Gerileey ee Gobolka Gedo oo Codsadey Gurmad Daawo. Ilaa lix qof ayaa maalmihii la soo dhaafay xanuunno kala duwan ugu geeriyooday deegaanka geriley oo ka tirsan Gobolka Gedo,…