Siyaasi Cabdi Barre “Musuqa Kaliya Ma Ahan In Lacag La Lunsado” (Dhageyso) Sheeko:Dalka Siyaasi Cabdi Barre ahna xildhibaan hore ayaa ku eedeeyey xukuumadda Ra’iisul wasaare Kheyre in qarashaad ku bixinayo sidii ay wasiirada aan xildhibaannada ka midka ahayn u heli lahaayeen kursi Baarlamaan.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sheekh Caan Ah Oo Lagu Diley Wanlaweyn Iyo Dibadbaxyo Maanta Dhacay Macallin Nuur Cismaan Bilaal oo ka mid ahaa culimada ugu caansan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu diley hoygiisa ku yaalla degmadaasi. Goob joogayaal ayaa sheegay in askar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Maleeshiyaadkii Ku Dagaallami Jirey Marka Oo La Dhaqan-celinayo Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dhaqan-celin loo sameyn doono maleeshiyaad muddo ku dagaallami jiray magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Maxamed Ibraahim oo ah guddoomiyaha gobolka Shabellaha Hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Muran Ka Dhex Jira Wasaaradda Amniga Jubbaland Waxaa so baxaya xilligan khilaaf ka dhex jira wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland, iyadoo khilaafkan uu si gaar ah ugu dhaxeeyo wasiirka wasaaraddan iyo sidoo kale wasiir dowlaha. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulan Dhex Maray Mas’uuliyiinta Aqalka Sare Iyo Wakiilka Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi, Ku xigeenkiisa 1aad mudane Abshir Maxamed Axmed, habdhowraha guud ee golaha iyo Senatarro kale ayaa maanta xarunta aqalka kula kulmay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Safarkiisa Boqortooyada Sacuudiga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Sucuudi Carabiya kadib casuumaad uu ka helay Boqor Salman bin Abdulaziz. Ra’iisul wasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Yarisow: Stadium Muqdisho waxaan ku qabaneynaa Tartanka Maamul Goboleedyada 2018 Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa caasimada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa sheegay in maamulkiisa xooga saarayo labada bil ee ka harsan sanadkan 2018 sidii loogu diyaari garoobi lahaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Halkee Ayuu Marayaa Howlgalkii Ay Ciidanka DFS Iyo Kuwa AMISOM Ka Wadeen Hiiraan? Ciidanka dowloadda federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Todobaad kahor waxa ay howlgallo ka bilaabeen wadada isku xirta B/weyne iyo Buul—burde iyaga oo dagaallo kala kulmay Al-shabaab. Ciidamadii ka baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Musharraxiinta Puntland Oo Lagu Eedeeyey Amni Xumida Garoowe Guddiga Amniga Puntland ayaa soo saarey qodobo ku qotomo doorashadda Madaxwaynaha ee kusoo wajahan maamulkaan, taasi oo ay ka harsan tahay muddo 80-cisho ah. Taliyaha ciidamada xasilinta gobolka Nugaal Muxuyadiin…