Dhageyso: 875 Shil Oo Ka Dhacay Muqdisho, Sanadkaan Gudahiisa Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka ilaalada waddooyinka ayaa sheegay in sanadkaan ay diiwaangeliyeen ku dhowaad Kun shil oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka taraafikada Gen Axmed Xasan Maalin ayaa sheegay in Sagaalkii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waare Oo Ka Hadlay Shirarka Maamul Goboleedyada Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabella Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay shirar ay maalmihii dambe magaalada Nairobi ku yeesheen madaxda dowlad goboleedyada. Waare ayaa sheegay in aanu sharci ahayn shir uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Digniin Laga Bixiyey Duufaan Kusoo Wajahan Deegaanno Ka Mid Ah Puntland Maamulka Puntland ayaa ka digey Roob Dabeyl xooggan wata oo kusoo wajahan Xeebaha Gobolka Bari. Agaasimaha Hay’adda Musiibooyinka Puntland ee Hadma Cabdilaahi Axmed Cayro ayaa u sheegay Goobjoog iney digniin…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riddey Rag Loo Haysto Al-shabaabnimo. Maxamed Cabdi Salaad Nuur iyo Gacal Maxamed Cali Maxamed ayaa loo heystaa in ay ka wada tirsan yihiin Al-Shabaab gaar ahaan kooxda ay ugu yeeraan Amniyaadka, waxaana ciidamada amniga ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Hirshabelle Oo Caawinaya Shacabka Sh/dhexe Ee La Dagaallamaya Al-shabaab Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in gacan ay siin doonaan dadka ku dhaqan gobolka Shabellaha Dhexe ee bilaabay iney la dagaallamaan Al-shabaab. Cismaan Xaadoole oo ah wasiiru dowlaha wasaaradda dekadaha iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada 15-ka Lagu Tuhmay Dilka Saxafiga Jamaal Khashoggi Tan iyo markii la waayey weriyihii Sacuudiga ahaa ee Jamal Khashoggi waxaa soo baxayey warar ku saabsan dilkiisa. Saaka jaraa’idka Turkiga waxaa ay daabaceen 15 Sacuudiyaan ah, kuwaas oo yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deg-deg: Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamuud Xayir Oo Raalli-geliyey Shacabka “May-ga”. Maanta kulanka golaha shacabka waxaa soo xaadiray 156 Xildhibaan, ajendaha wauxuu ahaa xisaab xirka dowladda ee sanadkii 2017. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa ugu horeyntii Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Duqeyn Ka Fuliyey Soomaaliya Militariga Mareykanka ayaa talaadadii sheegay inay weerar cirka ah ka fuliyeen Soomaaliya todobaadkan kadib dagaal dhex maray dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo garab ah iyo Al-shabaab. Africom ayaa intaasi raaciyey…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Puntland Oo Ka Hadashay Dagaal Ka Dhacay Sool Maamulka Gobalka Sool ee Puntland ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Somaliland ay weerar gaadmo ah kusoo qaadeen meel u dhow Deegaanka Tukaraq ee gobolkaasi. AbuAbukar C/raxmaan Geelle, guddoomiyaha gobolkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xildhibaan Sheegay Inuu Bur-buray Wadahadalkii Nabadda Ee Tukarraq (Dhageyso) Mudane ka tirsan baarlamaanka Somaliland sheegay in uu buray wada hadalkii nabadda ee Tukarraq. Xildhibaan Axmed Maxamed ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay eedeymo kaga yimid dhanka Puntland oo la…