Farmaajo: 9 Bil Gudaheed Ayaan Ku Dhameystireynaa Dhismaha Tiyaatarka Qaranka(National Theatre) Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka(National Theatre) ayaa ballanqaaday in lagu dhameystiri doonno muddo 9 bil ah. Madaxweynaha ayaa sheegay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Looma Aasaasin inuu Noqdo Isbaheysi Mucaarad Qoraal ay maanta soo saartay dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa lagu sheegay in golaha iskaashiga dowlad goboleedyada aan loo aasaasin inuu noqdo isbaheysi mucaarad balse ujeedka ahaa inay dowladda federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Fact Check: Wasiir Khadiijo Oo Ka Beensheegtay Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo shalay khudbad ka jeedineysay munaasabadda lagu xusayey maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in ay tahay markii ugu horeysay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Askar Ka soo Baxay aag Dagaal oo La Xukumay askari oo soo faarujiyay aagga Dhanaane ayaa loo soo xiray ka bixid aag dagaal iyo amardiido ay ku samaayeen Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka kowdii bishii sideedaad ee sanadkan. Askartan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dabeysha Luban Oo Ku Soo fool Leh Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya NASA iyo hey’ado kale oo caalami ah ayaa ka digaya dabeysha Luban oo maalmihii la soo dhaafay ka jirtay Gacanka Carabta. Dabeysha Luban ayaa la filayaa in axadda oo berri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sharmaake ”Madaxweyne Waare Ha Iska Soo Xaadariyo Baarlamaanka” Xildhibaan Sharmaake Xasan Ganey oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in madaxweyne Waare ay la xisaabtan dhab ah la sameyn doonaan. Waxa uu sheegay mudanahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Rajo Ka Muujiyey In Waxbadan Uu Bedali Doono Danjiraha Cusub Ee Maraykanka Usoo Magacwday Soomaaliya Senat-ka Maraykanka ayaa meelmariyay danjiraha cusub ee dowladdaasi u qaabilsanaan doona Soomaaliya Donald Yamamato. Mareykanka ayaa danjiraha cusub oo Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya u magacaabay Mr. Yamamato oo khibrad aad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Hiiraan Oo Sheegay Inuu Furayo Wadada Isku Xirta Jalalaqsi Iyo Buulo-burde Maamulka Gobalka hiiraan ayaa sheegay in ay isku furi doonan wadada isku xirta magaaloyinka Jalalaqsi iyo Buulo-burde, xilli AMISOMay iyana ka dhawaajiyay howlgal waddo furis ah. Guddoomiye ku xigeenka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulkii Isku Magacaabay West-land Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiraya Hirshabelle Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada B/weyne, gaarahaan xaafadda howlwadaag ee magaaladaasi ay ka dhacdo munaasabad ballaaran oo maamulka West-land ugu biirayo maamulka Hirshabelle. Wararka aan heleyno…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shacabkii Ka Barakacay Magaalada Marka Oo Dib Ugu Laabanaya Guryahooda Dadkii dhowaan ka barakacay magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa bilaabay iney dib ugu laabtaan guryahooda, kadib markii xaaladda magaaladaasi isbedal uu ku yimid. Xasan Cumar oo ah guddoomiyaha…