Villa Somalia oo Arrinta Jamal Khashoggi Darteed La Safatay Sacuudiga, Maxay Ka Dhigantahay?! Sheeko:Dalka Qoraal ka soo baxay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya taagereyso dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, go’aankan ay qaadatay Muqdisho waxaa uu ka hor imaanayaa Turkiga iyo Mareykanka,… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Garoowe Oo Laga Mamnuucay Hubka Iyo Gaadiidka Dagaalka Guddiga amniga gobolka Nugaal ayaa soo saaray amarro lagu adkeynayo ammaanka guud ee gobolkaasi, gaar ahaan magaalada Garoowe ee gobolkaasi. Qodobada ay soo saareen waxaa ka mid ah, in magaaladaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabsi Ka Jirta Deegaanka Xaafuun Ee Gobolka Bari Dadka ku nool deegaanka Xaafuun ee gobolka Bari ayaa ka cabsi qaba Iney ku dhufato duufaanta Luban. Wararka laga helayo deegaankaasi ayaa waxay sheegayaan in dadka ay galeen feejignaan xooggan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Kheyre Oo Dhagax Dhigay Saddex Mashruuc Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle ayaa waxa uu dhagax dhigay Saddex Mashruux. Ugu horreyn waxa uu Ra’iisul wasaaraha xarigga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare: Senatarada Koonfur Galbeed Ku Matala Oo Ka Hadlay Qaraxii Baydhabo, Aminga iyo Doorashada Madaxweynaha Senatarada Dowlada Federalka Soomaaliya ku-matala Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayagoo tixgelinaya xaladaha amni, siyaasadeed, bulsho iyo dhaqaalaba, kulamo muddo u soo scodey ka dib, waxaa ay soo saareen qodobada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Minnesota: Labo Hablood oo ku Geeriyooday Shil Gaari Gobolka ay Soomaalida degto ee Minnesota ayaa la sheegayaa in labo hablood oo Soomaali ah oo la la’aa ilaa habeenkii Jimcaha meydkooda iyo baabuur ay wateen laga helay haro ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Maanta Fulinaya Qodobo Ka Mid Ah Heshiiskii DFS Iyo Hirshabelle Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku wajahan magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabelle. Wararka ay heleyso Goobjoog News, ayaa waxay sheegayaan in madaxda maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Yuusuf Dabageed Oo Dhaliilay Madaxda Ugu Sarreysa Ee DFS Maamulka gobalka hiiraan ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ka gaabiyeen xuquuqda ciidanka Booliska. Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, guddoomiyaha gobalkaas ayaa xusay in boqolaal askari oo Booliis ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim”Laamaha Amniga Xoogga Ha Saaraan Sidii Loo Yareen Lahaa Qaraxyada” Aqoonyahan Maxamed Caalim oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in dowladda dhexe waajib ka saaran yahay ka hortagga wax walba oo qatar ku ah shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Dagaal Xooggan Oo Ka Socda Deegaanka Deynuunaay Ee Gobolka Baay Wararka haatan naga soo gaaraya deegaanka Deynuunaay ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan, kaasi oo u dhaxeeya ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa…