Kooxda Xiriirka ee OIC Oo Golaha Ammaanka Ugu Baaqay In Soomaaliya Si Buuxda Looga Qaado Cunaqabateynta Hubka Sheeko:Amniga Kooxda xiriirka ee ka tirsan ururka OIC ayaa la werinayaa in kulan heer wasiirro ay ku qaban doonaan Muqdisho 27 October 2018, kulanka oo xoogga lagu saarayo nabadda, dhismaha dowladnimada… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Sawirro: Carwadii ugu Horeysay ee Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada oo Muqdisho Laga Furay Carwadii ugu horreysay ee isgaarsiinta iyo teknoolojiyada dalka ayaa maanta ka furantay magaalada Muqdisho, taas oo soo bandhigeysa horumarka ay bulshadeenu ka sameeyeen isgaarsiinta iyo teknoolojiyada. Carwadan waxaa loogu talo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Oo Magacaabay 20 Wasiir oo 10 Haween Yihiin, Gashaandhigga ayaa ka mid ah Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa waxaa uu magacaabay gole wasiirro oo ka kooban 20, 10 ka mid ah waa haween. Haweenka uu Abiye Axmed u magacaabay golahiisa wasiirada waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabadhii ugu horeysay oo Somali-Belgium ah oo ku Guuleysatay golaha Deegaanka ee Leuven Sahra Maxamed Khalif oo 21 jir ah ayaa ku guuleystay xubin golaha deegaanka ee magaalada Leuven ee dalka Belgium ka dib markii ay heshay cod gaaraya 772. Sahra oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baydhabo: Howlgallo Culus Oo Socda & Gaadiidka Bajaajta Iyo NOAH Oo La Mamnuucay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka soconaya howlgal aad u ballaaran oo ay sameynayaan ciidamada K/galbeed, kuwa dowladda federaalka iyo sidoo kale ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Maamulka Sh/hoose Oo Ka Hadlay Howlgallo Ka Socda Gobolkaasi Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka warbixiyey howlgallo ay ciidanka dowladda ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolkaasi oo ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Maxamed Ibraahim Barre oo ah guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo Laga Dalbaday Dedejinta Magacaabista Guddiga Doorashada Dhowaan waxaa la filayaa in doorasho ay ka dhacdo magaalada Baydhabo, taasi oo ah midda madaxweynaha ee maamulka K/galbeed. Iyadoo waqtiga uu dhow yahay ayaa illaa iyo haatan waxaan la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Xoogga Dalka Oo Furaya Waddooyin u Xiran Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay howlgallo ballaaran oo maalmahan dambe ay ka wadeen deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Taliyaha guutada Shanaad ee ciidanka xoogga dalka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Jowhar, Sh/dhexe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe, kaasi oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dadka deegaanka…