Dhageyso: Siyaasi Maxamed Faroole Oo Ka Hadlay Arrimo Ku Xeeran Doorashada Puntland 2019 Sheeko:Amniga Siyaasi Mohamed A. (Faroole), xilal kale duwan ka soo qabtay Puntland ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Goobjoog News kaga warramay arrimaha doorashooyinka ee ku soo food leh dowladda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: RW Kheyre Oo Shaqada Ka Joojiyay Wasiir Ka Tirsan Xukuumaddiisa Wasiirka koowaad ee xukuumadda federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa shaqadii ka joojiyay mid kamid ah wasiirradiisa. Ra’iisul wasaare Xasan Cali , ayaa shaqo joojintani ku sababeeyay arrimo dhowr ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahin: Dagaal Ka Dhacay Gobolka Gedo Dagaalka ayaa billowday markii ciidamada Kenya oo ku safrayay gaadiidka gaashaaman ay weerar gaadmo ah kala kulmeen Alshabaab. Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in ay maqlayeen rasaas ka dhacaysa inta u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Uganda: “Laba Askari Ayaa Naga La Diley” Askarta ayaa ku dhintay weerar gaadmo ah oo Al-Shabaab kusoo qaadey magaalada Marka kahor booqashadii Madaxweyne Farmaajo 14-kii bishan October 2018-ka. Wuxuu sheegay in laba askari oo u dhashay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Ethiopian Airlines Oo Duulimaad Toos Ah Bilaabeysa, Akhriso Badeecooyinka La Saari-doono! Ethiopian Airlines, ayaa lagu wadaa in ay dib u soo celiso duulimaadyadii Muqdisho bisha November muddo 40 sano ah kadib, arrintan oo imaaneysa 3 bil kadib markii ay dib u…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka “Xalinta Khilaafaadka Galmudug Waa Mas’uuliyadeenna Dastuuriga ah”, Senatorrada Cabdi Dhuxulow(Dhagdheer) Iyo Yusuf Ugaas(Dhagey) Senator Cabdi Axmed Dhuxulow(Dhagdheer) Iyo Senator Yusuf Geelle Ugaas(Dhagey) oo ka jawaabayey eedeyn uu shalay u soo jeediyey madaxweynaha Galmudig Axmed Geelle Xaaf ayaa qoraal ay warbaahinta soo gaarsiiyeen ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Guddoomiye Mursal Oo Si Kulul Uga Hadlay Xildhibaanno Maanta Meel Looga Dhacay Xasaanaddooda Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xildhibaanno maanta meel looga dhacay xasaanaddooda, kadib markii qaarkood waddooyinka loo diiday iney maraan, halka xildhibaan Mahad Salaad isna rasaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi “Muqdisho Waxaa Loo Ekeysiiyey Furin” (Dhageyso) Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalka ay ayaan darro weyn haysato, maalin walbana ay ka dhacaan waxyaabo amniga la xiriira oo dhibaatooyin ah loona geysto shacabka Soomaaliyeed. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waqtiga Lagu Dhowaaqayo Guddiga Doorashada K/galbeed Oo La Shaaciyey C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo ah guddoomiyaha baarlamaanka K/galbeed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa shaaciyey waqtiga kama dambeysta ah ee lagu dhowaaqayo guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Ciidamo Xabadeeyey Xildhibaan Mahad Salaad, Kana Hor Istaagay Inuu Shaqada Aado Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ah oo joogay isgoyska Zoobe, ee KM5 ee magaalada Muqdisho ayaa saaka waddada ka xirtay Mahad Salaad oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee…