Dhageyso: MW Xaaf Oo Farriin Hanjabaad Ah U Diray Villa Somalia Sheeko:Amniga Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay maanta magaalada Garoowe oo uu ka furmay shirka gollaha iskaashiga. Madaxweyne Xaaf wuxuu hoosta ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Shariif Xasan “Dowladda Faragellin Ayay Igu Heysaa” Madaxweynaha dowladda Koonfur Galbeed Shariif Xasan oo ka hadlayay maanta shirkii dowlad goboleedyada uga furmay magaalada Garoowe wuxuu eedeeyay dowladda Soomaaliya. Madaxweyne Shariif Xasan ayaa dowladda ku eedeeyay in faragalin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: MW Madoobe Oo Eedeymo Culus U Jeediyay Madaxda Dowladda FS Madaxweynaha dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo khudbad ka jeedinayay shirka gollahooda Iskaashiga ee maanta ka furmay magaalo madaxda Puntland ayaa eedeymo culus u dhiteeyay madaxda ugu sarreeysa dalka. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: MW Gaas Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Ammaan Ee Dalka Madaxwaynaha Puntland, Cabdiweli Gaas, oo khudbad ka jeediyey furirtaankii shirka Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka, ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Madaxweynaha Dowladda Puntland wuxuu soo hadal qaaday amniga guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Laba Arrin Oo Xasaasi Ah Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo saartey Warmurtiyadeed kaasoo lagaga hadlay doorashooyinka dowlad goboleedyada qaar iyo khilaafka Villa Somalia kala dhaxeeya dowladaha Galmudug, Jubbaland, Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle Oo Xilkii Ka Qaadday Guddoomiyihii Baladweyne Sida lagu shaaciyay wareegto ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa xilkii lagaga qaaday guddoomiyihii degmada Baladweyne. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Cali Caadle ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Madoobe: Goluhu Waa Muqadas, …May be Inaan Hoggaan Sameysanno ayaa Laga Yabaa Axmed Madoobe, madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka hadlay shirka 4aad ee golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka socda Garoowe ayaa ku dheeraaday arrimaha amniga isaga oo sheegay in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xaaf: Waxaan Jeclaan lahaa in Golahu Sameysto Ciidamo u gaar ah, Oo Laga Maarmo SNA Axmed Geelle Xaaf, madaxweynaha Galmudug oo ka hadlayey shirka 4aad ee golaha dowlad goboleedyada uga socda Garoowe ayaa ku dheeraaday sida ay dowladda dhexe u hurineyso dhibaatada Galmudug, gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Gaas: Xaaladda Soomaaliya Amniga ma Dhowa Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, C/Weli Maxamed Cali Gaas oo maanta ka hadlayey furitaanka shirka 4aad ee golaha iskaashiga dowlad goboleedyada, oo ka dhacay Garoowe ayaa sheegay in xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sharif Xasan: Dowladda Dhexe Dhibaato Badan Kuma Heyso Al-shabaab Sharif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo maanta ka hadlay furitaanka shirka 4aad ee golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa sheegay in ay nasiib darro tahay in dhib…