Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada: Dowladda Federaalka Waxaa Ay Baydhabo Geysay Hub Iyo Ciidan Sheeko:Dalka Wasiirka dastuurka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ahna Afhayeenka golaha iskaashiga maamul goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda CQS Oo Sii Deysay Askar Dambi Lagu Waayey Saldhiga degmada Dharkeenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida eedeyn ka dhan ah dable Cali Maxamuud Axmed, Cabdi xaaji Bashiir, Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Walaac Laga Muujiyey Khilaafka DFS Iyo Maamul Goboleedyada Falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa sheegay in kala fogaanshiyaha siyaasadeed ee dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uu keeni karo dib u dhac ballaaran. Waxa ay sheegeen iney adkaan doonto in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Goboleedyada Oo u Jawaabay DFS Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ka jawaabay qoraalkii shalay ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya. Afhayeenka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada, Cabdullaahi Sheekh Xassan oo shir jaraa’id…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Badalay Sheekada Dilka Jamal Khashoggi, “Ceeji Ayuu u Dhintay” Riyaadh Mas’uul u hadlay Sacuudiga ayaa badalay riwaayaddii Xeer-ilaaliyaha Sacuudiga ee ku saabsaneyd dilkii Jamal Khashoggi , mas’uulkan waxaa uu sheegayaa in Jamaal u dhintay wada hadal ku saabsan sidii uu Sacuudiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Xuseen Sheekh: Jawaab Looma Qaadan Karo Qoraalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay waxaa ay soo saartey Warmurtiyadeed kaas oo lagaga hadlay doorashooyinka dowlad goboleedyada qaar iyo khilaafka Villa Somalia kala dhaxeeya dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 22-ka bisha Octoober 2018 kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa noqon-doona…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Dood Kulul Oo Ku Saabsan Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Akhristayaasheenna ku xiran mareegta Goobjoog News waxaan u soo gudbinaynaa dood aynu kaga hadalnay arrimaha taagan ee dalka. Doodda oo aynu ku jeexjeexnay khilaafka siyaasadeed ee Dowladda federaalka iyo dowladaha…