Dowladda Federaalka Ah Oo Aqalka Sare U Soo Jawaabtey, Guddi 4 Wasiir Ka Kooban Ayaa Ku Jira Sheeko:Dalka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka heleen jawaabo ku aadan siddii xal looga gaari lahaa tabashooyinka ay soo gudbiyeen madaxda dowlad… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Dilka Khashoggi Wuxuu Ahaa Mid Qorsheysan Iyo Boqor Salmaan Oo La Kulmay Reer Khashoggi Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay xildhibaannada xisbigiisa in dilka Jamal Khashoggi uu ahaa mid horay loo sii qorsheeyey, isaga oo intaasi raaciyey in Turkiga ay hayaan caddeymo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka DFS iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa waxay maanta la wareegeen deeganno ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidankan oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda CQS Oo Xukuntay Askari Dhaawacay Taliyahiisa Is qab-qabsi ku saabsan bedel ayaa sababay in ay murmaan Eedeysane Dable Axmed Cali Cawaale iyo Dhibane Yuusuf Daahir Cali, waxaana eedeysane Axmed Cali Cawaale uu ku furay dhowr xabadood…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Farxiyo Xasan Oo Iska Fogeysay Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweyne Farmaajo Xildhibaan Farxiyo Axmed Xasan oo ka tirsan aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa iska fogeysay inay qeyb ka tahay ama ogtahay xildhibaanno saxiixay mooshin ka dhan ah madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow, Labo Dhacdo Oo Bariga Dhexe Ah Oo Maanta Caalamka Indhaha Lagu Haaayo Waxaa ay dunida maanta indhaha ku heysaa labo arrin oo ka dhaceysa bariga dhexe, gaar ahaan boqortooyada Sacuudiga iyo Turkiga, labada arrin waxaa ka dhaxeeya xiriir aad u adag. (1).…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Garoowe Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada, kaasi oo ka socda magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Shirkan ayaa galay maalintiisii Saddexaad, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wadada Isku Xirta Afgooye Iyo Wanlaweyn Oo Amni Darri u Xirantay Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in gabi ahaanba ay xirantay wadada isku xirtay degmadaas iyo degmada Afgooye ee gobolkaasi. Maxamed C/laahi Cumar oo ah guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waxgaradka Sool Oo Baaq u Direy Beelaha Ku Dagaallamaya Sool Waxgaradka Gobalka Sool ayaa sheegay in laga gaabiyay xal ka gaarista colaadda kusoo noq-noqotay gobalkaasi. Suldaan Maxamed Siciid Garaase oo ka mid ah waxgaradkaasi ayaa sheegay in mamaulka halkaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ku Dhowaad 40 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Sool Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey beelo wada deggan gobolka Sool ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay wuxuu ka dhacay deegaanka Dumaar ee gobolka Sool. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi ku…