Dhageyso: Wasiir Cawad “Qatar Ayaa Shir Guddoomiye Ka Ahayd Shirkii Maanta” Sheeko:Amniga Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Muqdisho Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shir saxaafadeed uu ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay shirkii maanta ku qabsoomay magaalo madaxda dalka ee Muqsdisho. Wuxuu ku… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Madaxweyne Madoobe Oo Sharraxay Ujeedka Shirka Amniga Ee Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka shaaciyay halkaas in qorshaha shirka Kismaayo uu yahay dardargelinta howllagada ka dhanka ah Al-Shabaabka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Nimcaan Hillaac “Waxaa La Iga Joojiyay Bandhiggii Boosaaso Aan Ku Qaban Lahaa” Fanaanka dhallinyarada ah ee lagu magacaabo Nimcaan Cabdiraxman Xassan Hilaac ayaa Bartiisa Facebook ku shaaciyey in la joojiyey Bandhig faneed uu magaalo madaxda gobolka Bari ee Boosaaso caawa 27 Oct,2017 ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Dowladda Jubbaland Oo Amarro Amni Kaga Dhawaaqday Kismaayo Wasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur(Janan) ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan dhinaca Amniga. Wasiir Cabdirashiid Janan ayaa ku dhawaaqay amar ah in Magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga MW Gaas Oo Shaqada Ka Joojiyay Saraakiil Ka Tirsan Daraawiishta Puntland War qoraal ah oo laga soo saaray madaxtooyada Puntland ee Garoowe oo nuqul kamid ah la soo gaar siiyay Goobjoog News baa lagu sheegay in madaxweynaha uu eryay saraakiil ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Ay Qatar Maal-gelisay Ee Kooxda xiriirka Soomaaliya(OIC) Oo Noqday Mid Matalaaddiisu Hooseyso Shirka Kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa diblomaasiyad ahaan u dhacay qaab matalaad hoose, waxaa loogu talo-galay wasiirrada arrimaha dibadda ee 15 dal ee uu ururka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Cali Cabdi: Dowladda Federaalka Ah, Maamulka Koonfur Galbeed Arrimihiisa Faraha Ha kala Baxdo Asalaamu Caleykum, Dhamaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan shacab dega deegaanada Koonfur Galbeed, waxaan halkan dardaaran uga soo jeedinayaa dadka dega deegaanada Koonfur Galbeed, Xildhibaanada KG iyo Dowlada Fedaraalka arimaha la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mucaaradka Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Inay Dhageysato Telefoonnada Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ayaa cambaareeyay qalab ay sheegeen in ay soo iibsatay xukuumadda Somaliland kaasi oo ay sheegeen in lagu dhagaysanayo codadka telefoonnada muwaadiniinta, hoggaamiyeyaasha mucaaridka ah iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Heegan Oo Guuldarro Qaraar Ah Dhadhansiisay Dekedda Naadiga Kubadda Kolayga Heegan ayaa talaabo u qaaday hanashada horyaalka kubadda Kolayga 2018-2019 kadib markii ay guul ka gaartay xidigaha Dekedda oo horyaalka kula loolamaysay. Kulankan oo ka dhacay garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’ay Muqdisho Oo Saameeyey Dadka Barakacayaasha Ah Magaalada Muqdisho waxaa ka da’ay xalay illaa iyo saakay roobab iyadoo sidoo kalena habeennadii ugu dambeeyey sidan oo kale magaalada uga da’ay roob qabow wata. Hadaba roobabkan ayaa saameyn ku…