Dhageyso: Falanqeyn Ku Saabsan Khilaafka Dowladda Iyo Maamullada Oo Gaaray Meeshii U Sarreeysay Sheeko:Amniga Aqoonyahan Faysal Rooble oo ah fallanqeeye siyaasadda Soomaaliya iyo tan caalamka ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga warramay xalka khilaafka ka dhex aloosan wali dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ergada Q/Midoobey Iyo M/Afrika Ee Soomaaliya Oo Bilaabaya Dhex-dhexaadinta Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Ergada Qaramada Midoobey Iyo Midowga Afrika Ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Ambassador Francisco Madeira oo maanta la kulmay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa sheegay inay bilaabayaan dhex-dhexaadinta dowladda federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyaha Guud Ee Daraawiishta Puntland Gen. Siciid Oo Isu sharaxay Hoggaanka Puntland Isagoon Is-casilin! Taliyaha guud ee ciidamada daraawiishta Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu u taaganyahay doorashada madaxtinnimada Puntland ee sanadka soo socda, Gen. Siciid Dheere ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Oo Ogaatay Sababta Ay Dowladda Turkiga Uga Baaqatay Shirkii OIC Ee Muqdisho Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa ka baaqday shirkii shalay sabtidii ka dhacay Muqdisho ee ay yeesheen kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka iskaashiga Islaamka(OIC) sabab lagu sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Ka Aragti Dhiibtey Shirkii Kusoo Dhammaaday Garoowe Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ka aragti dhiibtey shirkii 25-kii bishan magaaladaasi ugu soo dhammaaday madaxda dowlad goboleedyada. Inta badan shacabkan oo la hadalay Goobjoog waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Xaalad Aadag Oo Soo Wajahday Qoysaskii Ka Barakacay Dagaalladii Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay soo wajahday qoysaskii dhowaan ka barakacay dagaalladii xooganaa ee ka dhacay deegaanka Dhumay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Howlgallo Ka Socda Kismaayo Ciidamada ammaanka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in ay saakay howlgallo ballaaran oo aammaanka lagu sugayo ka wadaan xaafadaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Wararka aan helnay waxay sheegayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Mar Kale Shir Isugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa shir loogu yeeray madaxda dowlad goboleedyada. Waxaa qoraalkan lagu sheegay in dowladda ay ka garaabeyso tabashada dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska B/weyne Oo Maanta Lacago Mushaar Ah La Siinayo Sanado badan kadib, maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in mushaarkooda ay helaan ciidamada Booliiska magaalada B/weyne oo xuquuqdooda ay ka maqneyd. Waxaa magaalada B/weyne ka socota munaasabad ballaaran…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Maxamed Cabdiraxmaan Oo Ka Hadlay Shirkii Garoowe Iyo Xaaladda Kala Guurka Puntland Siyaasi Maxamed Cabdiraxmaan oo xilal kale duwan horay uga soo qabtay Puntland ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay laba arrin oo kala ah shirkii gollaha…