Xukuumadda Federaalka Ah Oo Ansixisay Miisaanadda 2019-ka Oo Dhan US$340 Milyan Sheeko:Dalka, War Golaha wasiirrada ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2019 oo dhan US$ 340,060149 (Sedax Boqol iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Nicholas Haysom Iyo Madeira Oo La Kulmay Axmed Madoobe Wakiilka cusub ee xoghayaha guud Qaramada Midoobay Nicholas Haysom iyo dhiggiisa midowga Afrika Ambassador Francisco Madeira ayaa waxa uu haatan kulan kula leeyihiin magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ganacsade Caan Ah Oo Lagu Diley Suuqa Bakaaraha Wararka ka imaanaya suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay rag hubeysan halkaasi ku dileen Nuur Kheyre Guutaale oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed. Goob joogayaal…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cawad Oo Aqalka Sare Kala Hadlay Wax Qabadka Iyo Caqabadaha Heysta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda federaalka Axmed Ciise Cawad oo maanta hortagay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa hadlay shaqada wasaaradda, kala horeynta xiriirka dalalka, caqabadaha hor-yaallo iyo wada-shaqeynta kala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Degmada Wanlaweyn Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Deganaanshiyo aan cago badan ku taagneyn ayaa maanta laga soo sheegayaa degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo shalay illaa iyo xalay ay ka dhaceen dagaallo u abaabulan qaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bloomberg: Somaliland Oo Tartan Kula Galeysa Djibouti Dhoofinta Gaaska Dabiiciga Ah Ee Itoobiya Somaliland ayaa sheegtay inay tartan kula galeyso dalka Djibouti sidii dekadda Berbera looga dhoofin lahaa gaas-ka dabiiciga ah ee laga soo saarayo dhulka Soomaalida Itoobiya, Dalabka Somaliland waxaa uu imaanayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Farmaajo Iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Ee Qatar?! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu Muqdisho kula kulmay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Sultan bin Sacad Al Muraikhi. Sultan bin Sacad Al Muraikhi, waxaa uu ugu horreyntii soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraatka oo Hawada Sare u Diray Dayax Gacmeedkii Ugu Horreeyay ee ay Carabi Sameyso Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dalka Japan ka diray dayax gacmeedkii ugu horreeyay ee ay Carabi sameyso, waxaa laga tuuray gantaalka (H-IIA) ee dalka Japan. KhalifaSat, ayaa loo aqoonsan yahay inuu yahay…