Michael Keating Oo Loo Magacaabay Maamulaha Machadka Nabadda ee EIP Sheeko:Dalka Ergeygii gaarka ahaa ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Michael Keating ayaa loo magacaabay maamulka machad Yurub ah oo ka shaqeeya arrimaha nabadda. Michael Keating oo shaqada la wareegi-doona 5ta November 2018,… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Labo Burcad ah oo Lagu Xukumay 8 sano oo Xabsi Ciidan ah Aweys Cali Macalim iyo Ayaanle Axmed Nuur ayaa si wada jir ah loogu soo qabtay iyagoo dhac u geysanayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugnaa degmada Cabdi-caziiz ee gobalka Banaadir. Labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Farmaajo Oo Sii Fogeeyey Maamul Goboleedyada Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo la hadlayey jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfurta Sudan, waxa uu soo hadal qaaday arrimo ku aadan maamul goboleedyada, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Magaalada Baydhabo? Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo ay leeyihiin xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi, siyaasiyiin iyo sidoo kale kulamo kale oo ay leeyihiin guddiga doorashada madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Dhaqan-gelinta Heshiiska Nabadda Dalka K/Suudaan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay munaasabad loogu dabbaaldegayo heshiiska nabadeed ee dalkaas oo Madaxda Urur Goboleedka IGAD ay garwadeen ka ahaayeen. Madaxweyne Farmaajo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada Kaxda Ee Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Howlgalkaan ayaa ahaa mid ammaanka lagu xaqiijinayey, waxaana horkacayey mas’uuliyiin sare oo maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maamulka Kooxda Elman Oo Dib Habeyn Ku Sameeyay Xafiisyadooda Shaqada 22-Augut 2018 waxa aheyd waqtigii uu xiliga la wareegay gudoomiyaha kooxda kubbadda cagta Elman Cabdirisaaq Faarax Garooje oo afarta sano soo socota hogaamindoona maamulka naadiga elman oo ah kooxda…