Guddigii Doorashada Koonfur Galbeed Oo Isku Casilay Faragelinta Dowladda Federaalka Sheeko:Dalka Waxaa caawa Baydhabo isku casilay guddigii doorashada ee tartanka madaxtinnimada dowlad goboleedka koonfur galbeed kadib markii sida ay sheegeen dowladda dhexe faragelisay arrimaha doorashada, isla markaana carqaladeysay habsami u socodka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed: Mukhtaar Roobow Iyo Taliyihii NISA Oo Noqday Murashaxiinta Rasmiga Ah Guddiga doorashada madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa maanta shahaadada diiwaan-gelinta siiyey Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, isagoo noqday musharaxii u horeeyay ee la siiyo shahaadada musharaxnimo. Guddiga doorashada ayaa xaqiijiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Xaaf Iyo Nicholas Haysom? Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay usoo magacwday arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom. Waxa ay magaalada Gaalkacyo kula kulmeen madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Iska Casilay Xukuumadda Kheyre Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) oo ahaa Wasiirka Tamarta iyo Biyaha DF ee Soomaaliya, kana mid ah xildhibaannada Soomaaliya ayaa shirjaraa’id oo uu ku qabtay maantay magaalada Baydhabo waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Looga Digey Iney Farogeliso Doorashada Puntland Xildhibaan Hore Daahir C/qaadir Muuse ayaa uga digey dowladda dhexe iney farogelin ku sameyso doorashada la filayo iney ka dhacdo Puntland. Ugu horreyn waxa uu wareysigan kaga hadlay khilaafka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Musharrax K/galbeed Oo Walaac Ka Muujiyay Faragalin Ay Ku Heyso Villa Somalia Musharrax madaxweyne maamulka Koonfur Galbeed Xasan Xaaji Ibraahim oo wareysi siiyay Goobjoog FM ayaa daboolka ka qaaday in ay jiraan culeysyo badan oo soo food saaray musharrixiinta tartanka ugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Guddiga Doorashada K/galbeed Oo Faahfaahiyay Shuruudaha Guddiga doorashada madaxtinimada ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in Axadda maanta ahayd ay billaabatay araaji qabashada xilka madaxweynenimo. Doorashada oo lagu wado in ay dhacdo 17-ka bishani ayaa waxaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Fallanqeyn Socdaalka Haysom Iyo Khilaafka Ka Jira Soomaaliya Danjire Maxamed Maxamuud Nuur (Caalim) oo ka faallooda siyaasadda arrimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay khilaafka weli ka dhex aloosan dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah ee federalismka. Maamulka Farmaajo…