Dhageyso: Fallanqeyn Ku Saabsan Khilaafka Baydhabo Iyo Doorashada Sheeko:Dalka Proff: Mad Caliyoow Emad (Mad Kalaay) oo kamid ah aqoonyahanka magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa mar uu la hadlay Goobjoog FM waxaa aynu wax ak… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Maxamed Cali “Doorashada 17-ka Ayaa La Qabanayaa” Xildhibaan Maxamed Nuur oo kamid ah guddiga doorashada madaxtinimo ee Koonfur Galbeed ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in doorashada waqtigeeda ay qabsoomayso. Waxaa uu tilmaamay in maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Doorashadii K/galbeed Oo Dib Loo Dhigay Iyo Jawaab La Siiyey DFS Golaha dhaqanka K/galbeed oo ah cidda leh go’aanka kama dambeysta ee arrimaha doorashooyinka K/galbeed ayaa goor dhow waxa ay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kaga dhowaaqeen in dib loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caddeyn: DFS Oo Muujisay Faragelinta Ay Ku Hayso Doorashada K/galbeed Dowladda federaalka Soomaaliya oo markii hore lagu tuhmayey iney farogelin ku hayso doorashada madaxweyne ee maamulka K/galbeed ayaa hadana qoraal arrimahan caddeyn u ah waxa uu kasoo baxay wasaaradda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Sabab Oo Lagu Dooran Karo Ilhaan Cumar Ilhaan Cumar, oo ah gabar Soomaaliya Mareykan ah ayaa qarka u saaran inay maanta noqoto gabadhii 2aad ee Muslim ah oo ka mid noqota congress-ka Mareykanka iyo qofkii ugu horeeyey…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Faragelin Noocee Ah Ayey Dowladda Federaalka Ku Heysaa Koonfur Galbeed?! 24-kii saac ee tagay waxaa ka dhacay magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka koonfur galbeed isbadallo ku tusinaya inay qasantahay xaaladda maamulkaasi, howluhuna aaney u socon sidii loogu talo-galay, taasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Ciidanka AMISOM Oo Dad Shacab Ah Ku Diley Muqdisho Ciidamada AMISOM ayaa dad shacab ah waxa ay ku dileen nawaaxiga isgoyska Ex-control Balcad ee magaalada Muqdisho, kadib qarax lala eegtay gaari ay la socdeen askartan. Sida ay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Xaaladda Amni Ee Deegaannada Jubbaland Oo Wax Badan Laga Bedalay Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in bishan aynu ku guda jirno ee November ay wax badan ka bedali doonaa xaaladda amni ee deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo. Jeneraal Mahdi C/salaan oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DEG DEG: Askar AMISOM Ah Oo Qarax Lagula Eegtay Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Ex-control Balcad, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi qarax Miino lagula eegtay gaari ay la socdeen askar ka tirsan ciidanka AMISOM. Goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Shaqada Ka Eryey Mid Ka Mid Ah Wasiiradiisa Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wareegto shaqada kaga eryey wasiiru dowlihii wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee maamulkaasi. Waxa uu sheegay Shariif Xasan in sababta ugu weyn ee shaqada…