Dhageyso: RW Kheyre “Annaga Waa Na La Aamini Waayay” (Sababta?) Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho Xasan Cali ayaa ka hadlay mowqifka xukuumaddiisa ee khilaafka dowladaha Khaliijka. Wuxuu sheegay in dowladda federaalku ay gaartay go’aan la mid… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Dowladda Oo Ka Hadashay Tanaasulka SHariif Xasan Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goobjoog ka ahaa halkii uu isku casilay madaxweyne hore Shariif Xasan Sheekh Aadan wuxuuna ka jeediyay hadal kooban markii maanta uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: MW Shariif Xasan Muxuu Ku Sababeeyay Iscasilaaddiisa? Madaxweynihii ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii madaxtinimada kana haray tartankii doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed oo loo madlan yahay 17-ka bishani Shariif Xasan ayaa ka hadlay sababaha ku riixay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Sababaha Uu Isku Casiley Shariif Xasan? Madaxweynihii Koonfur Galbeed ahaana guddoomiyaha gollaha iskaashiga dowlad goboleedyada Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa galabta waxaa magaalada Baydhabo uu kaga dhawaaqay inuu iska casilay xilkii madaxweynenimo. Waxaa sidoo kale wareegtada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed: Sharif Xasan Oo Tanaasulay, Yaa Madaxweyne Ah? Wararka ka imaanaaya Baydhabo ayaa sheegaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan uu iscasilay, kana tanaasulay tartanka madaxtinnimada ee November 17 lagu waday inuu halkaasi ka dhaco. Kulanka uu isku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Modoobe: Hoggaanka Dowladda Federaalka, Hadduuna Ilaahey Ka Cabsaneyn, Ha Garto Taariikhda Waxay Ku Keeneyso Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta ka hadlayey shirka amniga ee dowlad goboleedyada ayaa ku eedeeyey dowladda dhexe faragelinta dowlad goboleedyada. Madaxweyne Axmed Madoobe oo arrintaas ka hadlayey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qaramada Midoobey Oo Ku Baaqday In Doorasho Hufan Ka Dhacdo Koonfur Galbeed Iyada oo laga ambaqaadayo dhacdooyinka maalmahan ka dhacayey iyo kala qeybsanaanta bulshada halkaasi ku nool, xafiiska qaramada midoobey ee Soomaaliya waxuu dhinacyada Koonfur galbeed ugu baaqay inay ka fogaan colaadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aabaha Gabar Macalimad Aheyd Ee Uu Askari dilay, Oo Cadaalad Raadinaya Qoyska reer Cabdiraxmaan Maxamud ayaa wajahay murugo iyo xanuun badan kadib markii isniintii ay gabadhooda Safiyo Cabdiraxmuud u geeriyootay xabado uu furay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DEGDEG: Shirka Amniga Ee Gollaha Iskaashiga Oo Ka Furmay Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa daqiiqado ka hor magaalada Kismaayo ka daah-furay shirka iskaashiga amniga ee dowlad goboleedyada. Shirkani waxaa ka wada qeyb galaya wasiirrada amniga iyo taliyeyaasha nabad…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Labo Bil Kadib Waa Sidee Xaalada Garoonka Stadium Muqdisho 27-Auguts 2018-ayay markii Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Ciyaaraha ee (Stadium Muqdisho) waxa uu sheegay in dowladda ay bilaabayso qorshe ballaaran oo lagu hawlgalinayo garoonka…