Dhageyso: Ballanqaad Amni Oo MW Farmaajo Uu Sameeyay Iyo Xaaladda Maanta! Sheeko:Amniga Tan iyo markii la doortey Febuary 2017, Madaxweynaha dowladda federaalka mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u sameeyay shacabka ballanqaadyo dhanica ammaanka ah, oo ay kamid ahaayeen inuu ku dhawaaqay xaalado… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Maamulka Garbahaareey Oo Ka Hadlay Sababta Dibadbaxii Maanta Dibadbax ka dhan ah madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe booqasho la sheegay inuu ku tagayo magaalo madaxda gobolka Gedo, ee Garbahaareey ayaa maanta ka dhacay magaaladaasi. Guddoomiye xigeenka magaalada Garbahaareey Aadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Degmada Shibis Oo Burburisay Xarun Caafimaad Oo Lagu Daweeyo Bukaannada Qaaxada iyo HIV/AIDS Maamulka degmada Shibis iyo midka gobolka Banaadir ayaa lagu eedeeyey inay burburiyeen xarun caafimaad oo lagu daweyn jirey dad ka badan 500 oo qof, kuwaas oo qaba xanuunnada Qaaxada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Imisa Weerar Ayey Sanadkan Mareykanku u Geysteen Al-shabaab? Weerrada ay Mareykanku qaadaan ee ka dhanka ah xarakada Al-shabaab ayaa la sheegayaa inay sii badanayaan iyada oo aaney taasi hoos u dhigin awooddii kooxda. Sanadkan, ciidamada Mareykanka waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/dhexe: Beeraleyda Oo Bilaabay Tacabka Bariiska Beeraleyda magaalada Jowhar ee Shabeella Dhexe ayaa bilaabay tacabka bariiska ,kadib markii ay ka soo kabteen fatahaadaha Wabiga Shabelle ee magaladaas saameeyay. Waxa ay shegeen in aysan jirin cid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ber-bera Oo Ka Cabanaya Koronto La’aan Shacabka ku dhaqan magaalada Berbera ayaa sheegay in ay cabasho xooggan ka yihiin Koronto la’aan baahsan oo ka jirta magaaladaasi. Waxa ay sheegeen in Koronta magaalada aysan isku haleyn wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka J/hoose Oo Wax Ka Qabanaya Xaaladda Bini’aadannimo Ee Buulo-gaduud Maamulka Jubbada hoose ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta degaanka Buulo-gaduud ee gobalkaas. Masuuliyiin uu ka mid yahay gudoomiyaha Jubbada hoose, iyo…