Radio Muqdisho: Waxaa Duqeyn Lagu Burburiyey Raadiyaha Al-shabaab Ee Andolus Sheeko:Amniga Warbaahinta dowladda federaalka ah gaar ahaan Radio Muqdisho ayaa daabacay in magaalada Jilib ee Gobalka Jubbada dhexe lagu burburiyey raadiyaha Al-shabaab ee Andolus, ka dib duqayn xoog leh oo xalay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DEG DEG: Qarax Miino Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya deegaanka Km-13 ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi qarax Miino uu ka dhacay. Gaari nooca loo yaqaan SURF ayaa la sheegay in Miinadan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Garoowe: Booliiska Puntland Oo Soo Saaray Ammarro Ka Dhan Ah Mooto Bajaajta (Dhageyso) Taliska ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay in wixii ka dambeeya 11-ka habeennimo aanay shaqeyn karin Mootooyinka Bajaajta. Taliyaha Booliiska Puntland Jeneraal Muxudiin Axmed ayaa sheegay in guud ahaan deegaannada Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Media Group: Waxaan Cadaalad u Raadineynaa Weriye Jamaal Khashoggi, Sawirro Dilkii loo geystay saxafiga Washington Post ee Jamaal Khashoggi oo hadda loo heysto inuuba amray dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, ma aheyn oo keliya mid waxashnimmo ah balse waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Musharraxiinta K/galbeed Qaarkood Oo Ka Cabsi Qaba Dib u Dhac Ku Yimaada Doorashada Mid kamid ah murashixiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka K/galbeed ayaa walaac ka muujiyey in doorashada madaxweyne ay ku dhacdo waqtigii loo qabtay. Xasan Ibraahim oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Sidee Ayeey u Arkaan Golihii Deegaanka Gaalkacyo Kala Diristii Lagu Sameeyey? Xildhibaan ka tirsanaa golihii degaanka waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka hadlay kala diristii uu madaxweyne Gaas ku sameeyey golahaasi. Cabdi waaxid Axmed Maxamed oo ka tirsanaa golahaasi ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa kala direy golahii deegaanka ee magaalada Gaalkacyo, wuxuuna dhanka kale xilkii ka qaaday duqii magaaladaasi Maxamuud Yaasiin Tumey. Gaas ayaa sheegay in muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga B/weyne: Saraakiil Xoogga Dalka Ah Oo Kormeeray Xerooyinka Ciidamada (Dhageyso) Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay kormeer ku sameeyeen xerooyinka ciidanka xoogga dalka ku leeyihiin magaaladaasi. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump: Washington Waxaa Ay Sheegi-doontaa Dilaaga Khashoggi Kadib maalin markii ay CIA-du sheegay inuu dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ku lug lahaa dilka Jamaal Khashoggi isla markaana uu ahaa ninka amray ayuu dhankiisa sheegay madaxweynaha Mareykanka Donald…