Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Shacabka? Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo maanta kulan yeeshay ayaa warbixin ka dhageystay maamulka sare ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed (JUS). Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka X/Joogtada Ah Ee Wasaaradda Batroolka: Soomaaliya Uma Diyaarsana Bixinta Laysan-ka Shidaal Qodista Soomaaliya, ma lahan awood iyo shuruucdii ay shirkadaha caalamiga ahi shidaal uga qodan lahaayeen dhulkeeda, heshiis baratan ama laysan bixin ah oo Febraayo sanadka dambe la galaa, waxaa uu keenni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Waxa Looga Hadlay Shirka Midowga Afrika Shir Madaxeedkii ururka midowga Afrika ayaa shalay galab lagu soo gabagabeeyey xarunta dalka Itoobiya ee Adis-ababa. Mahdi Maxamed Guuleed, ra’siul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka, wasiirka arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xasan Sheekh, Guddoomiyaha Xisbiga UPD Oo Booqanaya Kismaayo Guddoomiyaha xisbiga midowga nabadda iyo horumarka(UPD) Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland. Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiintii soo dhoweeyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 22 Bil Kadib, Farmaajo Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Tagaya Dalkii Ugu Horeeyey Oo Reer Galbeedka Ah! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay 22 bil kadib maamulkiisa waxaa uu booqanayaa dal reer galbeed ah isaga oo u ambabaxay dalka Talyaaniga, kaddib marti-qaad rasmi ah…