Dhageyso: Kulan Looga Hadlayey Ammaanka Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Sheeko:Dalka Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey ammaanka guud ee gobolka Mudug. Waxaa kulankaan ka qeybgalay mas’uuliyiin ka socotey maamullada Puntland, Galmudug, saraakiil… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dib u Dhac Kale Oo Ku Yimid Doorashada Madaxweynaha K/galbeed Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid doorashada madaxweynaha maamulka K/galbeed, iyadoo ay doorashadu ka baaqatay 28-ka bishan. Guddiga doorashada madaxweynaha K/galbeed ayaa sheegay in 5-ta bisha December ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Dagaallo Ka Socda Sh/hoose Dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa waxay ka socdaan deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay heshay Goobjoog News, ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ganacsade Lagu Diley Boosaaso Iyo Howlgallo Socda Ciidamada Puntland ayaa howlgallo ka wada magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kadib ganacsade maanta lagu diley magaaladaasi. Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in ciidamadan ay baaritaan ku hayaan qaar ka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xulka Qaranka 23-Jirada Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Waxaa Magaalada Muqdisho si heer sare loogu soo dhaweeyay xidigaha xulka 23-jirad ee dalkeena Soomaaliya oo laba kulan oo ka tirsan is reeb reebka ciyaaraha olomikada ku ciyaaray caasimada Addis…
3 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Xiriirka Dhaqaalle Ee Shiinaha Iyo Afrika Maalmahaan waxaan warbaahinta BBC da qaybteeda Afrika kala socday qoraallo badan, oo laga sameeyay dhaqdhaqaaqyada ganacsi uu Shiinuhu ka wado Afrika. Qoraalladaas waxay u badnaayeen naqdin iyo dacaayad siyaasi ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Sheegay In Ay Al-shabaab Ka Dileen 2 Maalin Gudaheed 44 Weerarkii saddexad oo ay Mareykanku ka fuliyan gudaha Soomaaliya todobbaad gudahiisa ayey sheegeen inay ku dileen 7 Al-shabaab ah, taas oo 2 maalin gudaheed tirda guud ka dhigeysa 44, weerarrada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Labada Dal Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Talyaaniga ayaa wada hadallo la Madaxweynaha dalka Talyaaniga Mudane Sergio Mattarella. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Somaliland “Qunsuliyaddii Itoobiya Lama Xirin, Been Weeye Warkaas” Wasiir ku xigeenka Arimaha dibada Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa waxaa uu ka hadley warar ay maalmihii ugu dambeeyey baahinayeen qaar kamid ah warbaahinta oo sheegayey in albaabada loo xiray…