Murashaxiinta Isbeddel-doonka Oo U Tanaasulay Abuu Mansuur Roobow Sheeko:Dalka Murashaxiintii Koonfur galbeed ee ku Midoobey isbeddel-doonka ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay u tanaasuleen murashaxa Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Kooxdan waxaa ay adkeeyeen xuquuqda dastuuriga ee dastuurka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Murashaxiinta Koonfur Galbeed Oo Shahaado La Guddoonsiiyey Guddiga doorashada madaxtinnimada dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa maanta shahaadada tartanka guddoonsiiyey qaar ka mid ah murshaxiinta. Murashaxiinta la guddoonsiiyey waxaa ka mid ah: C/casiis Laftagareen, Ibarihim macalin Nuur, Aden…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Beyle: Qabiilbaa Maxkamad Noo ah Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda federaalka ah Soomaaliya Cabdiraxmaan Belye oo sabtidii hor yimid golaha shacabka si uu isaga difaaco eedeynta guddiga maaliyadda ee golaha ayaa dhinaca kale sheegay in dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Cabdiqani Saciid Carab Oo Caawa Xeer Ilaaliye Ka Ah Cayaarta Fiinaalka CAF Confederation Cup Guddoomiyaha xiriirka kubbadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab oo iminka ku sugan dalka Morooco ayaa caawa xeer ilaaliye ka noqonaya cayaarta kama dambeysta ah ee CAF Confederation Cup. Cayaarta…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maamulka Gobolka Banaadir Oo Mudo Dheer Ka Dib Ku Guulaystay Dib Usoo Celinta Naadiga Dowlada Hoose Ee Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib usoo celiyay kooxdii dolwadda Hoose xamar ama Muqdisho city oo mudo fag ka maqneyd saaxada ciyaaraha waxaana magacan qaatay naadiga Banaadir SC oo ah ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Madaxweyne Caynkee Ah Ayeey u Baahan Tahay? Puntland waxaa ka socota diyaar garowgii ugu dambeeyey ee ku aadan doorashada madaxweyne oo la filayo iney dhacdo horraanta sanadka 2019. Waxaa magaalada Garoowe xarunta gobolka Nugaal gaaray musharraxiin badan,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Xaalad deganaanshiyo ah ayaa laga dareemayaa deegaannadii shalay ay ku dagaallameen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Deegaanka Ilbaq oo hoostaga degmada Balcad, Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Dhanka Cirka Ah Oo Laga Fulinayo Deegaannada Al-shabaab Ka Joogaan Hirshabelle Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, qeybta 27-aad ayaa sheegay in meel gabagabo ah ay mareyso qorshe la doonayo in duqeyn dhanka cirka ah laga fuliyo meelaha ay Al-shabaab kaga sugan…