Midowga Afrika Oo Soomaaliya U Soo Diray Wafdi Qiimeeya Ammaanka Dalka Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Garoonka diyaraadaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Wafdi ka kooban 27-xubnood oo ka socda Guddiga nabad… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaano Difaacay Hab-raacii Warbixinta Gudd. Maaliyadda, Eedeeyana Guddoonka iyo Xukuumadda Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa walaac ka muujiyey baaqashada warbixintii guddiga maaliyadda iyo shirkii maanta ee golaha shacabka, iyaga oo intaas raaciyey…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Suuqa Kaawo Godey, Ee Wadajir Sida ay xaqiijiyeen Amin Ambulance ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay halka 15 kale ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay suuqa Kaawo Godey, Wadjir ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo loo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Wax Ka Ogow, Habraaca Ay Soomaaliya Ku soo Saari Karto Shidaal Dowladda federaalka ah waxaa ay Febraayo 7, 2019-ka, bixin-doontaa qandaraas balook- yo dhan 206 oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira xeebaha koonfurta Soomaaliya, shirka waxaa uu ka dhici-doonaa London.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Macalimu: Xukuumadda Kheyre Waxaa ay Weriyeyaashii Ka Dhigtay Mid Loo Hanjabo Iyo Mid La Laaluusho Xogheyaha guud ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimu oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in uu jiro saxafi muddo todobaad ah u xiran dowladda oo aan maxkamad la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xoghaye Macalimow Oo Sheegay In Xukuumadda Kheyre Ay Caburiso Suxufiyiinta Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj Maxamed Ibraahim Macalimow oo Maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay xukuumadda federaalka Soomaaliya ay culeys badan saartay saxaafadda. Waxa…
5 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Natiijada Baarista Hanti-dhowrka Ee Gobolka Banaadir Janaayo-Juun 2018 Hanti-dhowraha guud ee qaranka ayaa isaga oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo waxaa uu baaris ku sameeyey dowladda hoose ee Xamar Janaayo ilaa Juun ee sanadkan 2018-ka, lixdaas bil gobolka Banaadir wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wadaad C/weli Cali Cilmi Yare Oo Geeriyoodey Waxaa goor dhow la xaqiijiyey inuu geeriyoodey wadaad C/weli Cali Cilmi Yare, kadib weerar ay Al-shabaab ku qaadeen xarun uu ku lahaa Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Wariyaheena Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo 8 Maalin Gudaheed Booqanaya Dalkii 4aad Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Nairobi, Kenya halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka dhaqaalaha badaha. Shirkan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa laga arrinsanayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gaalkacyo: Weerar Ku Bilowday Qaraxyo Oo Lagu Qaaday Xaruntii Wadaadka C/weli Cali Cilmi Weerar Xooggan oo ku bilowday qarax Ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday xarun uu Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ka deganaa Wadaadka C/weli Cali Cilmi, halkaasi oo ay ku sugnaayeen dad u badan…