Mucaaridka Somaliland: Lama Aqbali Karo Dib U Dhaca Doorashada Baarlamaanka Sheeko:Dalka Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Guddida doorashooyinka ku eedeeyay dib u dhaca markii shanaad ku yimid doorashada baarlamaanka iyo degaanka.… 1 daqiiqo
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka Ka Dhahay Kala Dirista Guddiyada?! Xeer Hoosaadka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa ku xusan in golaha uu dhisayo guddiyada(ayna ku jirin madaxda guddiyada), isla markaana waxaa uu qeexaa waajibaadka shaqo ee guddiyadaas, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Socda Degmada Buulo-burde Ee Hiiraan Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran oo aammaanka lagu sugayo waxa ay ka wadaan degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Howlgalladan ayaa daba socda kadib markii shalay qaraxyo laga maqlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Xorriyadooda Siiyey Kenyan u Afduubnaa Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa dib usii daayey Labo qof oo Kenyan ah, kuwaasi oo 22-kii November ka qafaasheen Tuulada Khorof Kharar oo hoostagta magaalada Wajeer. Guddoomiyaha gobolka Waqooyi Bari, Maxamed Biriik ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Laga Dalbaday Joojinta Isbedalka Badan Ee Maamulka Hiiraan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle islamarkaana ku sugan magaalada B/weyne ayaa ka dalbaday madaxweynaha maamulkaasi, Maxamed Cabdi Waare iney joojiyaan isbedalka badan ee uu ku sameeyo maamulka Hiiraan. Xildhibaan…