Akhiriso: Guddoomiyaha Bangiga Dhexe oo La Magacaabey Sheeko:Dalka Waxaa goordhow la magacaabey guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi oo ah khabiir xagga maaliyadda ah. Sida ku cad taariikh nololeedkiisa waxaa uu ku soo biiray wasaaradda maaliyadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Haweenka Aqalka Sare oo Doortay Guddoon cusub Munaasabada lagu dooranayay guddoonka cusub ee Ururka Haweenka ee ku jira Golaah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Murashaxiinta Ku guuleeystay Xilika kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Isgaarsiinta Oo La Farey Iney Isku Ku Furaan Shabakada Isgaarsiinta Hey’adda isgaarsiinta qaranka ayaa fartay shirkadaha isgaarsiinta iney isu furaan shabakada isgaarsiinta, taasina ay tahay waajib. Qoraalka ayaa ahaa sidan: Iyada oo la dhaqan-gelinayo qodobka 49aad ee xeerka Isgaarsiinta Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dibad-baxa Naafada Iyo Agoonta Ciidanka Qaar ka mid ah dadka naafada iyo agoonta ilmaha ciidanka ayaa banaanbax ka dhigaya albaabka hore ee madaxtooyada.
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dekedda Iyo Muqdisho City Club Oo Wada Ciyaaridoona Kulamadoodii U Danbeeyay Wareega Kowaad Ee Horyaalka Soomaaliya. Kooxda horyaalka Somalia xafidanaysa labadii kol ciyaareed ee lasoo dhaafay ee Dekedda ayaa kulan aad u adag la leh xidigaha Muqdisho City Club oo iyaga qudhooda ka mid ah kooxaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Dhowr Cisho Oo Shaqo Ayaa Xamar u Tagney, Guulbuu Ku Soo Dhammaadey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo oo xarun KMG u ah Jubbaland. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Ay Golaha Shacabka Ugu Yeereen Arrimaha Amniga Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sabtida yeelan doona kulan ku saabsan amniga, waxaana laga rabaa hey’adaha amniga iney faah-faahin ka bixiyaan siyaasadda amniga ee dalka. Xubnaha loo yeeray…