Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayeey ciidanka ku baarayeen guryaha iyadoo sidoo kalena la baarayey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Haweenka Puntland Oo Soo Bandhigeysa Rag Kufsi Geystay Wasaaradda haweenka ee Puntland ayaa sheegtay in ay soo bandhigi doonaan dhowaan rag kufsi ka geystay deegaanno ka mid ah maamulkaasi. Aamino Cismaan Xaaji oo ah wasiirka wasaaraddaasi ayaa sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah Faahin Ku Saabsan Dab Xalay Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa Cabdalla Shideeye ee Bakaaraha, kaasi oo durba lagu guuleystay in la damiyo. Xarun ganacsi oo halkaas ku…