Kenya: Ma Jirto Qorshe Ay Ciidamada Kenya Uga Baxayaan Soomaaliya Sheeko:Amniga Lieutenant Colonel Meshack Kishoyian, oo ah taliya qeybta ciidamada lugta ee Kenya oo fadhigooda yahay Kismaayo ayaa sheegay in xiriirka labada dal uu weli yahay mid deggan. Lt Kishoyian waxaa… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee U Shaqeeyaan Sirdoonka Islaamiyiinta Soomaaliya? Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Soomaaliya ayaan wali awooddooda hoos loo dhigin iyadoo uu jiro ololaha Qaramada Midoobay ee 12sano jirsaday ee ka dhanka ah Islaamiyiinta Soomaaliya ka dagaallama. Kooxahaan ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dowladda Soomaaliya Oo Mamnuucday Shirarka Ka Dhaca Kenya. Muranka xudduud badeedka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa qaaday waddo kale oo cusub kaddib markii Muqdisho ay ka mamnuucday saraakiisha dowladda inay ka qeybgalaan shirarka arrimaha Soomaaliya looga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeynka Dhanka Cirka Ah Oo Mareykanku Ku Dilay Saddex Dagaalyahan. Milatariga dalka Mareykanka ayaa sheegay inay ku dileen duqeyn dhanka cirka ah saddex dagaalyahan oo ka tirsan ururka ISIS ee ka dagaallama buuraha Golis ee dalka Soomaaliya maalintii jimcaha. Taliska…